Somali FM

價格:免費

更新日期:2019-05-07

檔案大小:3.6M

目前版本:4.2.8

版本需求:Android 4.1 以上版本

官方網站:mailto:xyzedstudio@gmail.com

Email:https://sites.google.com/view/somalifm

Somali FM(圖1)-速報App

Somali FM waa App-ka loogu jecel yahay Soomaalida dhexdooda. Waxaad ka helaysaa wararkii Somalia ee ugu dambeeyay markastaba meelkastaba.

Somali FM(圖2)-速報App

Waxaad ka dhegaysan kartaa dhammaan Somali Radio yada kala duwan sida BBC Somali, Somali VOA, Local Radios, Kulmiye Radio, Muqdisho FMs iyo qaar kaloo badan.

Somali FM(圖3)-速報App

Waxaad kaloo kala socon kartaa wararka Soomaalida ku saabsan caalamka oo dhan iyo haday noqoto kuwa Somalia, Somaliland iyo geeska intiisa kaleba.

Somali FM(圖4)-速報App

Somali FM Radio waa Application kii ugu horreeyay ee kuu fududeeaya inaad hawl yari ku dhegaysato wararka Somalia iyo Somali da intaba.

Somali FM(圖5)-速報App

Somali FM is your ONE STOP for Somali News & Sports